Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil Muhiim ah u magacaabay Cabdi Maxamed Rodol

Madaxweynaha Cusub ee maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada maamulka Somaliland. Wareegta kasoo baxday Madaxweynaha Somaliland ayaa lagu magacaabay Duuliye Sare, Cabdi Maxamed Rodol, in uu noqdo Maareeyaha Cusub ee Hay’adda Duulista maamulka Somaliland. Halkan ka Akhriso Digreeta Muuse Biixi kasoo baxday … Continue reading Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil Muhiim ah u magacaabay Cabdi Maxamed Rodol